Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Imisa Ayuu Neymar Saacaddiiba Qaataa


Neymar Jr Gudoomiyaha PSG Nasser Al-Khelaifi REUTERS/Christian Hartmann - RTS1ADNH
Neymar Jr Gudoomiyaha PSG Nasser Al-Khelaifi REUTERS/Christian Hartmann - RTS1ADNH

Website-ka kashifa wararka qarsoon ee dhinaca ciyaaraha kubadda cakta ee Football Leaks ayaa ku warramay in xidiga ugu qaalisan kubadda cakta aduunka xilligaan ee Neymar uu ka mushaar yar yahay Carlos Tevez.

Neymar oo ay kooxda Paris Saint-Germain sanadkaan kusoo iibsatay lacag dhan 222 milyan oo euro ayaa waxuu bishiiba qaataa lacag dhan 3 milyan oo euro taasoo macnaheedu yahay in sanadkiiba ay usoo xarooto lacag dhan 36.8 milyan oo euro.

Sida ay qortay Footall Leaks, Neymar ayaa saacaddiiba hela lacag dhan 4 kun oo euro, halki maalin wuxuu helaa 100 kun oo euro daqiiqadiina 66 euro.

Laacibka kaliyah ee ka mushaarka badan ayaa ah xidiga reer Argenine Carlos Tevez oo kooxda Shanghai Shenhua ee dalka Shiinaha sanadkiiba ka qaata lacag dhan €36.8m.

XS
SM
MD
LG