Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka ee maanta waxaa ku jira qoddobo ay ka mid yihiin isku dhacyadii dhawaan ka dhacay maamulka goboleedyada Soomaalida iyo Oromada ee Ethiopia, iyo waliba doorashada Kenya ee uu dib-u-dhacu ku yimid.

Barnaamijka waxaa inoo haya Jamaal Axmed Cusmaan.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:09:01 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG