Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jawaari oo Magacaabay Xubno ka War Keena Arrintii Qalbi-dhagax


Jawaari
Jawaari

Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Md. Maxamed Cismaan Jawaari, ayaa maanta guddi soo baara go'aankii ay golaha wasiirada ka soo saareen iyo dhiibistii sarkaalkii ONLF ka tirsanaa C/kariim Sheekh Muuse (Qalbi-dhagax) oo dowladda Soomaaliya ay Itoobiya u gacan gelisay.

Xubnaha guddigan oo ka kooban 15 xubnood, ayaa waxa ay kala yihiin:

Axmed Dhimbil Rooble Casoowe

Axmed Mayow Cabdulle

Burhaan Aaden Cumar

Cabdiraxmaan Xuseen Odawaa

Cabdulqaadir Sheekh Cali Baqdaadi

Cali Yuusuf Cismaan (Ganeey)

Cali Yuusuf Cali (Xoosh)

Hani Maxamed Aaden

Lutfi Shariif Maxamed

Maryam Cariif Qaasim

Maxamed Axmed Maxamed (Garrweyne)

Maxamed Cumar Caymow

Maxamed Ibraahim Cabdi Diyeeshe

Maxamed Cabdi Maxamed (Gaandi)

Saciid Maxamed Maxamuud Xayd

XS
SM
MD
LG