Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Ragga Farsamada Gacanta ku Shaqeysta


Soomaaliya waxey ka mid tahay dalalka ugu horeeya dunida ee ay shaqo la’aanta ka jirto. Dadkeeda oo boqolkiba 70 in ka badan lagu sheego dhalinyaro ayaa shaqo la’aanta waxey dhaxal-siisay inay tahriibaan, qaarna ay ku biiraan kooxaha xag jirka ah iyo burcad badeedda.

Laakiin waxaa jira dad Soomaaliyeed oo shaqo la’aantaa kaga baxay gacantooda oo ku tiirsan farsamada gacanta oo ay ku soo saaraan alaabada dhaqanka Soomaalida.

Wariyeheenna Muqdisho Axmed Xasan Colaad ayaa tagay goob ay farsama yaqaanadan ay ku shaqeeyaan oo ku taala Suuq Bacaad warbixintan ayuuna nooga soo diray.

Dhageyso Warbixin Farsamada gacanta
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:27 0:00

XS
SM
MD
LG