Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Aqalka Sare oo Dib u Dhigay Doodda Qalbi-dhagax


Xarunta Aqalka Sare
Xarunta Aqalka Sare

Qodob ay doonayeen inay maanta ka doodaan xildhibaanada Aqalka Sare ee baarlamaanka Somalia ayaa ahaa dhiibistii dawladda Somalia ay Cabdikariim Qalbi-dhagax u dhiintay dawladda Ethiopia. Qodobkan oo ahaa mid kulul ayaa waxa isha ku hayay haydaha kale ee oo ay ugu horeeso Xukuumaddda Ra’iisulwasaare Kheyre.

Xildhibaanada qaar ka mida ayaa soo jeediyay in dib loo dhigo doodda hortaal golaha waxaana cod loo qaaday ogolaaday in dib loo dhigo 21 xildhibaan, sidaasna ka hadalka qoddobkaas dib loogu dhigay.

Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo diray Cabdulqaadir M. Cabdulle.

Dhageyso Doodda Aqalka Sare
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:01 0:00

XS
SM
MD
LG