Waxaa baaqday kullan baarlamanka Soomaaliya uu maanta ka yeelan lahaa sarkaalkii ka tirsanaa Jabhadda ONLF ee dhawaan ay dowladda Soomaaliya u dhiibtay dowladda Ethiopia, Cabdikariim Qalbi Dhagax.
Sababaha uu kullankan u baaqday ayaa waxaa warbixintan ka soo diray wariyeheenna Muqdisho Xassan Kaafi Cabdiraxmaan qoyste.