Roobab Lixaadleh oo ka da'ay degmooyinka Boorama iyo Baki ee Gobolka Awadal ayaa inta la xaqiijiyay waxa ku dhintay 5 ruux halka ay 4 qofna ku dhaawacmeen.
Roobabakan ayaa watay daadad iyo danab xooggan sida uu magaalada Boorame kaga soo waramay wariyeheenna Haashim Sheekh Cumar Gooth.