Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland iyo Galmudug oo Isugu Yimid Kulan Nabadeed


Maalmihii u dambeeyay waxaa dhacayay isku dhacyo u dhaxeeya maleeshiyooyin ka soo kala jeeda maamulada Puntland iyo Galmudug, isku dhacyadaas oo ay dad ku dhinteen kuwo kalena ku dhaawacmeen.

Si xal loogu hello colaadda gobolka ayaa waxaa maanta magaalada Gaalkacyo ka furmay kullan ay ka qeyb galeen madaxweyne ku xigeenada Galmudug iyo Puntland, issimo iyo waxgarad gobolka ka soo jeeda.

Wariyeheenna Cabdiwaaxid Macalin Isaaq ayaa warbixintan Gaalkacyo ka soo diray.

Warbixin: Cabdi Waaxid Macalin Isxaaq
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:59 0:00

XS
SM
MD
LG