Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qarax ka Dhacay Tuullada Af Urur ee Nawaaxiga Carmo


Galgala
Galgala

Wararka ka imanaya degaanka Af-Urur oo ku yaalla buuralayda Galgala ayaa sheegaya in manata qarax uu ka dhacay halkaasi isla markaana ay jirto waxyeello naf ah oo ka dhashay weerarkaasi oo lagu tuhmayo inay ka dambeeyeen maleeshiyada Al-Shabab.

Sahra Cabdi Axmed ayaa la xariirtey weriyahaya Boosaaso, Faadumo Yaasiin Jaamac oo ku sugan degmada Carmo.

Qara Af Urur IV
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:11 0:00

XS
SM
MD
LG