Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Meydadka Dadkii lagu Dilay Weerarkii Bariire oo La Aasay


Muqdisho
Muqdisho

Maydadka 10 qof oo ku dhintay howlgal wadajir ah oo ciidamada Somalia iyo kuwa Maraykanku ay toddobaadkii hore ka fuliyeen degmada Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa maanta lagu aasay magaalada Muqdisho.

Aaska dadkan ayaa yimid kadib markii sida la sheegay is-afragad uu dhexmaray dowladda iyo ehellada dadka dhintay oo iyagu diiday inay aasaan ilaa dowladda ay ka qirato dilkaasi isla markaana ay magdhow bixiso.

Weriyaheena Seynab Abuukar ayaa warbixintan nooga soo dirtay Muqdisho.

Warbixin: Seynab Abuukar
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:36 0:00

XS
SM
MD
LG