Ra'iisul wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa sheegay inuusan isku shaandheyn ku sameyn doonin xukuumaddiisa.
Hadalkaan ayuu Ra'isul wasaaraha ka sheegay kulan ay xalay qaar ka mid ah wariyaasha Muqdisho su'aalo ku weydiiyeen.
Kheyre ayaa sidoo kale ka hadlay arrimo ku saabsan siyaasadda haatan ee dalka.
Warbixintaan waxaa ka diyaariyey Harun Macruf.