Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Khilaafkii Golaha Wakiilada Somaliland oo la Xaliyey


People wait for the casket of the late Supreme Court Justice Ruth Bader Ginsburg to arrive at the U.S. Supreme Court in Washington.
People wait for the casket of the late Supreme Court Justice Ruth Bader Ginsburg to arrive at the U.S. Supreme Court in Washington.

Khilaafkii golaha wakiillada Somaliland ee ka dhashay doorashada guddoomiyaha golahaas ayaa maanta la soo afjaray.

Mudanayaal ay ka mid yihiin guddoomiyihii hore ee xilka banneeyay ee golahaas Cabdiraxmaan Maxamed Cirro, guddoomiyaha cusub Baashe Maxamed Faarax iyo xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle oo xilkaasi u tartamayay, isla markaana sheegay in isaga la doortay balse tirada la qalday, ayaa mar dhawayd warbaahinta wadajir ugu sheegay in khilaafkaas lagu soo afjaray in guddoomiyaha rasmiga ah ee golahaasi yahay Baashe Maxamed Faarax.

Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa warbixintan ka soo diray Hargeysa.

Warbixin: Barkhad Maxamuud Kaariye
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:00 0:00

XS
SM
MD
LG