Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ku Xigeenka Xoghayaha QM oo Muqdisho Tagey


Jeffrey Feltman

Ku xigeenka Xoghayaha guud ee QM, ahna madaxa siyaasadda Jeffrey Feltman ayaa maanta magaalada Muqdisho ku tagay safar halkaasi uu kula kulmay madaxda dowladda iyo baarlamaanka Soomaaliya.

Jefrrey ayaa guddoonka labada aqal ee baarlamanka kala hadlay sidii loo dadajin lahaa howlaha dib u eegista dastuurka Soomaaliya.

Seynab Abukar ayaa warbixintan Muqdisho ka soo dirtay.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:01:46 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG