Iyadoo maanta la xusayo maalinta caalamiga ah ee howlaha bani aadminimada, ayaa Qaramada Midoobay waxey ku baaqeysaa in la joojiyo dadka rayid ah ee sida tooska ah loo beegsanayo. Lana dhowro dadka ka shaqeeya gargaarka ee noloshooda halista u geliya badbaadin dadka colaaduhu ay saameeyeen ee u baahan gargaarka.
Wariyeheenna Cabdixakiim Maxamuud Shirwac oo isku soo duway warbixino la xiriira maalinta halka hoose ka dhageyso.