Qarax baabuur ayaa ka dhacay wadada maka al-Mukarramah ee magaalada Muqdisho
Saraakiisha ammaanka ayaa VOA u sheegay in gaarigu uu ahaa mid ay ciidamadu ku raadjoogeen, waxaana qaraxu dhacay markii ay ciidamadu baabuurka joojiyeen.
Qaraxan ayaa waxaa la sheegayaa inuu ku dhaawacmay mid ka mid ah ciidanka miino-baarista.