Ku dhowaad 20 qof ayaa ku dhintay dagaallo qaraar oo shalay ka dhacay Gobolka Bay kuwaasi oo dhexmaray maleeshiyada Al-Shabab iyo kuwo kale oo daacad ah Mukhtaar Roobow Abu Mansuur oo horey uga tirsanaa ururkaasi.
Ku Simaha Madaxweynaha Koonfgur Galbeed Maxamed Xasan Fiqi ayaa dagaalkan uga warramay Haaruun Macruuf.