Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xaaladda Qaxootiga ka soo noqonaya Dhadhaab


Wasiirka haweenka
Wasiirka haweenka

Todobaadkan qaar badan oo ka mid ah dhalinyarada ardayda ah ee ku nool xeryaha Qaxootiga ee Dhadhaab ayaa bilaabay olole ay kaga soo horjeedaan qorshe kasta oo dib loogu celinayo Somalia. Gaar ahaan qorshaha dib u noqoshada qaxootiga ee mutadawacnimada ee ay horey ugu heshiiyeen Kenya Somalia iyo Qaramada Midoobay.

Dadka ka noqonaya xeryaha ayaa marka ay u talaabaan Soomaaliya gaara magaalada Kismayo oo aysan ku helin adeegyadii ay u baahnaayeen oo la mid ah kuwii ay ku heysteen xeryaha.

Wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan ayaa arrimahaas iyo guud ahaan amaanka gobolka ka wareystay Wasiirka Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Qamar Deeq Khaliif oo nagu soo booqatay Studiyaha VOAda ee Magaaladan Washington, wuxuuna ugu horeyn weydiiyay ujeedada booqashada ay Washington ku timid.

Wareysiga oo dhameystiran halka hoose ka dhageyso.

Dhageyso Wareysiga Wasiirka Haweenka ee Jubbaland
please wait

No media source currently available

0:00 0:13:47 0:00

XS
SM
MD
LG