Isku xirrada

Warbixin: Khasaaraha Lacagta Been Abuurka ee Hiiraan


Lacagta Shilin Soomaaliga

Lacagaha sharci darada ah ayaa meelo badan oo Soomaaliya ka mid ah u horseeday qiima dhaca ku yimid shillinka Soomaaliga, tasoo sare u qaaday qiimihii maciishadd,a khasaare ba’anna u geystay ganacsatada yar yar.

Qiime dhaca lacagta shiling iyo dhibaatada ka dhalatay meelaha laga dareemay waxaa ka mid ah gobolka Hiiraan, oo ganacsato ay ku qabatay kullan ay ku qiimeeyeen khasaaraha soo gaaray inuu ka badan yahay hal milyan oo dollar.

Wariyeheenna Xuseen Xassan Dhaqane ayaa warbixintan Beledweyne ka soo diray.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG