Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowlada oo Dib u Hirgalinaysa Jaamacaddii Gahayr


Madaxaweynaha dowlada Federalka ee Somalia Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa daah furey shaley qorshaha dib loogu dhisayo Jaamacada Ummada Somaliya ee Gahayr.

Jaamacaddan ayaa burbur uu soo gaarey xiliyadii dalka uu burbursanaa, waxaana ay ahayd saldhig Militari ciidamada AMISOM muddo aad u dheer.

Dhagayso Warbixinta Jaamacadda
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:12 0:00

XS
SM
MD
LG