Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: Xoolo loo Dhoofinayo Sacuudiga


Sayladda Xoolaha ee Hargeisa
Sayladda Xoolaha ee Hargeisa

In ku dhaw hal milyan oo neef ayaa la filayaa inay ka dhoofaan dekedda magaalada Berbera ka dib markii dawladda Sucuudigu xayiraaddii ka qaadday dhoofka xoolaha. Wasiirka wasaaradda xannaanada Xoolaha Somaliland Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa maanta warbaahinta u sheegay inay si rasmi ah dhoofkii xooluhu u bilowday. Sidoo kale, ganacsatada ka ganacsata dhoofka xoolaha ayaa iyana arrintani ku tilmaamay mid kor u qaadaysa suuqa kala-iibsiga xoolaha, taas oo in muddo ah aan si wacan u shaqaynayn. Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa warbixintan ka soo diray Hargeysa.

Dhageyso Warbixinta Xoolaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:13 0:00

Sayladda Xoolaha ee Hargeisa
Sayladda Xoolaha ee Hargeisa

XS
SM
MD
LG