Isku xirrada

Golaha Wasiirada oo ku Shiray Kismaayo


Kheyre

Magaalada Kismaayo waxaa maanta markii ugu horreysay lagu qabtay shirka toddobaadlaha ah ee gollaha wasiirrada ee dowladda Soomaaliya, oo uu shir guddoomiyay Ra’iisul wasaare Xasan Khayre.

Shirkan ayaa noqnaya kii ugu horreeyey ee lagu qabto meel ka baxsan magaalada Muqdisho, iyadoo shirar kan la mid ah la qorsheynayo inay ka dhacaan caasimadaha maamul-goboleedyada Soomaaliya.

Haddaba shirkan iyo wixii looga hadlay iyo waliba safarka ra’iisul wasaaraha iyo golihiisa wasiirarada ee Kismaayo waxaa Ismaaciil Farjar uu goor dhaweyd ka wareystay Xassan Nuur Maxamed, oo ah saxafi ku sugan magaalada Kismaayo.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG