Isku xirrada

Xisbiyada Kulmiye iyo Waddani oo loo Digay


Doorashada Somaliland

Guddida Doorashada ee Somaliland ayaa digniin u jeediyey Xisbiyada Kulmiye iyo Waddani, iyaga oo ku eedeeyey in Xisbiyadaasi ay sameeyeen Olole aan sharci ahayn, xilli lagu jiro kaadh qaybinta.

Guddida Anshaxa ee hoostaga Guddida Doorashada Somaliland ayaa xisbiyadan digniin u jeediyey iyaga oo sheegay inay tallaabo qaadi doonaan haddii amarkooda loo hoggaansami waayo.

Haddaba weriyaha VOA, Sagal Mustafe Xasan ayaa shir jaraa’id oo Guddida Anshaxu qabtay ka qayb gashay, warbixintan ayeyna noo soo dirtay.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG