Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Martida: Cumar Cabdirashiid

Ra'iisul wasaare Cumar
Ra'iisul wasaare Cumar

Barnaamijka Martida iyo Makrafoonka, waxaa toddobaadkan marti ku ah, oo aan ku wareesaneynaa ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, oo hadda ka tirsan Aqalka Sare ee baarlamanka Soomaaliya.

Ridwaan Xaaji Cabdiweli oo London ku sugan ayaa barnaamijka inoo haya.

Martida iyo Makarafoonka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:15:52 0:00

This item is part of
XS
SM
MD
LG