Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Air Arabia
Air Arabia

Diyaaradda Air Arabia ee dalka Imaaraadka laga leeyahay ayaa maanta si rasmi ah duullimaadyo uga bilowday garoonka diyaaradaha Cigaal International Airport ee magaalada Hargeysa.

Masuuliyiin ay ka mid yihiin ku-simaha madaxweynaha Somaliland, ahna ku xigeenka madaxweynaha, hoggaanka xisbiyada siyaasadda, wasiirro iyo xubno kale ayaa ka qaybgalay munaasibaddii furitaanka duullimaadyadan.

Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa warbixintan ka soo diray Hargeysa.

Warbixin: Barkhad Maxamud Kaariye
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:52 0:00

XS
SM
MD
LG