Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Xusuusta Weerarka Pizza House

PIzza House
PIzza House

Maxamed Ibraahim waxa uu ahaa xisaabiyaha Pizza House oo ururka Al-Shabab ay weerareen ku dhowaad 20 maalmood ka hor.

Maxamed waxa uu ahaa qofkii ugu dambeeyay ee laga soo badbaadiyo Pizza House.

Habeenkii weerarka socda waxa uu ku jiray gudaha xarunta gaar ahaan qol yar oo ka mid ah dhismaha, waxana dhagahiisa ku soo dhacayay dad rayid ah oo ay tooganayeen Al-Shabab iyo daryanka madaafiicda meesha uu gabaadsanayay.

Waxa uu hadda isku diyaarinayaa in uu shaqadiisii dib u bilaabo, waxa uuna VOA-da uga warramay sidii ay wax u dhaceen.

Wareysi: Pizza House
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:19 0:00

XS
SM
MD
LG