Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xaaf: Waan la Hadlaynaa Ahlu-Sunna


Xaaf
Xaaf

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa sheegay in maamulkiisu uu doonayo in ururka Ahlu-Sunno ee Dhuusamareeb ka taliya uu la galo wadahadallo lagu xaliyo khilaafka ka dhex-taagan.

Xaaf ayaa rajo ka muujiyay in labada bilood ee soo socda ay dhammeyn doonaan khilaafka labada dhinac ka dhex-taagan.

Weriyaheena Sahra Cabdi ayaa madaxweyne Xaaf ku wareysatay khadka taleefonka ee Nairobi.

Dhageyso Wareysiga Madaxweynaha Galmudug
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:33 0:00

XS
SM
MD
LG