Isku xirrada

Soomaalida Dagan Qahira oo Isu-diyaarisay Ciidda


AP Egypt Ramadan

Soomaalida dagan magaalada Qahira iyo Muslimiinta kale ee ku nool Masar, ayaa ku jira maalmihi ugu danbeeyey ee diyaar-garoowga Ciidul-Fitriga.

Warbixintaan waxaa Qahira kasoo diray wariyaheena dalka Masar, Xaseen Saxnuuni.


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG