Isku xirrada

Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Xasan Aadan Xaaji Yabarow

Magaalada Nairobi, ee dalka Kenya, waxa ka soconaya tartan ciyaaraha kubadda koleyga ah oo ay ka qeyb galayaan kooxo matalaya dalalka bariga Afrika.

Soomaaliya, waxaa tartankaasi u matalaya koox ka socota Muqdisho, taas oo afar dhammaadka hadda joogta, kadib markii ay soo badiyeen dhowr kulan oo ay cayaareen.

Kulamadii ay cayaareen kooxdaasi iyo guud ahaanba tartanka ayuu Jamaal Axmed Cismaan ka wareystay Xasan Aadan Xaaji Yabarow, oo ah guddoomiyaha ciyaaraha Banaadir, oo ka mid ah madaxda wehlineysa kooxda Muqdisho City.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG