Isku xirrada

Agaasimihii hore ee hey’adda dambi baarista Mareykanka James Comey ee shaqada laga eryay ayaa sheegay in Madaxweyne Trump uu weydiistay inuu u balan qaado inuu daacad u noqonayo , isla markaana uu ku booriyay inuu meesha ka saaro baaristii ay FBIdu ku heysay, La taliyihii Amniga Qaranka Michael Flynn, gaar ahaan xiriir uu la sameeyay Ruushka.

Wariyehenna Maxamed Colaad ayaa hadaba warbxintan ku eegaya hadalka Comey iyo saameynta uu ku yeelan karo xukumadda Washington.


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG