Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dr. Fawsiya Abiikar oo Ka mid Noqotey Shir Gudoonka W.H.O


Soomaalia ayaa markii ugu horeysay muddo 30 sano ah codeysay doorashadii madaxa guud hayada caafmaadka Aduunka ee WHO ee lagu doortey Dr. Tedros Adhanom Asbuucii hore.

Soomaaliya ayaan codeynin muddo dheer, kadib markii dhaqaalo lagu yeeshay ay ka hor istaagtey inay cod yeelato. Laakinse dowlada Soomaaliya oo bixisey dhaqaalahaasi qeyb ahaan ayaa suurtagalisey in dowlada Somalia ay cod yeelato.

Waxaa sidoo kale wasiirka caafmaadka ee dowlada federalka Somalia Dr. Fawsiya Abiikar Nuur, loo doortey in ay noqoto agaasime kuxigeenka shir-gudoonka hayada.

Waxaa ay u warantey wasiirka Wariyaha VOA Sahra Cabdi Axmed.

Dhagayso Wareysiga Wasiirka Caafmaadka
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:12 0:00

XS
SM
MD
LG