Qaraxyo is daba joogay ayaa dhowrkii dodobaad ee lasoo dhaafay ka dhacay meelo kala duwan oo Somalia ah, Kuwooda ugu badan waxa ay ka dhacayeen magaalada Muqdisho kuwaasoo waxyeelo dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed ah geysanayey. Kii ugu dambeeyey ee Shaley dhacay waxaa kudhintey ugu yaran 5 qof 6 kalena waa ay ku dhaawacmeen.
Warbixin arrintaas ka hadlaysa waxaa inoo haysa Sahra Cabdi Axmed.