Shactar qalab iyo gaadiid u wadey Hobyo ayaa ku dagey meel 10 KM u jirta xeebta degmadaasi. Sida uu sheegay gudoomiye ku xigeenka degmada Hobyo, waxaa degay shactar magaalada Muqdisho alaab iyo gaadiid ka soo qaadey.
Gudoomiye ku xigeenka, Maxamuud Maxamed Cawaale ayaa u waramey wariyaha VOA ee Gaalkacyo, Cabdiwaxid Macali Isxaaq.