Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Khudbaddii May ee Shirka London


Theresa May
Theresa May

Magaalada London ee dalka Britain waxaa ka socda shirka caalamiga ahaa ee Soomaaliya iyo beesha caalamka ee ay martigelisay dowladda Britain.

Shirkan ayaa waxaa si wada jir ah u gudoominaya madaxweynaha Soomaaliya, ra’iisul wasaaraha Britain iyo xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres.

Waxaa looga hadlayaa arrimo ay ugu waa weynyihiin ammaanka, dhismaha ciidanka Soomaaliya iyo isku duwidda taageero caalami ah oo lala garab istaago Soomaaliya.

Khudbad ay shirka ka jeedisay ra’iisul wasaaraha Britain, waxaa inoo soo koobeysa Falastiin Axmed Iimaan.

Warbixin: Falastiin Axmed Iimaan
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:08 0:00

XS
SM
MD
LG