Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caynte oo ka Hadlay Shirka London


Caynte
Caynte

Waxaa magaalada London ee dalka Britain ku qulqulaya wuufuudda ka qeyb galeysa shirka Soomaalida iyo beesha caalamka ee halkaasi ka furmaya todobaadkan.

Waxaa magaalada iminka ku sugan wafti ka socda dowladda federaalka ah iyo qaar ka mid ah madaxweynayaasha maamul goboleedyada dalka Soomaaliya.

Shirkan ayaa furmaya maalinta khamiista ah oo ku beegan 11-ka bishan, waxaana haatan London ka socda shirar ku xiriira qabanqaabada shirkan.

Wariyeheenna Jacfar Kuukaay ayaa ka wareystay arrintan Cabdiraxmaan Sheekh Yuusuf Ceynte, wasiirkii hore ee Iskaashiga caalamiga oo ka mid ah xubnaha shirkan u tagay London.

Wareysi: Cabdiraxmaan Cayne
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:48 0:00

XS
SM
MD
LG