Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wasiirkii Howlaha Guud oo Muqdisho lagu Aasay


Abas Siraji
Abas Siraji

Waxaa maanta Muqdisho lagu aasay wasiirkii hore ee howlaha guud iyo dib u dhiska Cabaas Sheekh Cabdullahi Siraaji, oo shalay magaalada Muqdisho lagu dilay.

Wasiirka ayaa waxaa dilay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda, markii rasaas ay ku fureen baabuurkiisa oo marayaye agagaarka madaxtooyada Soomaaliya.

Aaska ayaa waxaa ka soo qeybgaley masuu’liyinta dowladda ugu sareysa iyadoo madaxweynaha dowlada federaalka uu soo gaabiyey booqasho uu ku joogey dalka Ethiopia, kuna soo laabtay Muqdisho.

Wariyaheena Saynab Abuukar ayaa joogtay goobta aaska, ayaan wax ka weydiinay.

Wasiirkii howlaha guud oo la aasay
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:51 0:00

XS
SM
MD
LG