Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jaamacado Shaqada ka Ceyriyey Xubnaha Urur Diimeed Cusub


Muqdisho
Muqdisho

Qaar ka mid ah Jaamacadaha magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay shaqada ka fariisiiyeen shaqaale ka tirsanaa jaamacadahaas oo shaaciyey inay xubno ka yihiin urur diimeed la magacbaxay Al-Saadicuun Bil-Xaq oo dhowaan looga dhowaaqay waddamo Islaam ah oo ay Soomaaliya ku jirto.

Mas’uuliyiinta jaamacadahan ayaa sheegay in xeerarkooda ay ka mid yihiin in shaqaalaha jaamacadda aysan xubno ka noqon karin koox diimeed gaar ah.

Warbixintan waxaa inoo diyaariyey Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.

Warbixin: Cabdixakiim Shirwac
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:47 0:00

XS
SM
MD
LG