Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Togdheer: Abaarta oo Xitaa Geella Galaafatay


Xaalada abaaraha ee mudooyinkanba ka taagnayd deegnada Soomalida ayaa ah mid saamaysay dad iyo xoolaba islamarkaana keentay inay dadkii xoolo dhaqatada ahaa ay ku waayaan badi xoolahoodi, iyadoo geela oo ka mid ah xoolaha kiisa ugu adkaysiga badan uu hada yahay kani ugu liita.

Wariyaha VOA Cabdicasiis Xuseen Cismaan oo safar shaqo oo xaaladan abaaraha la xidhiidha ku marayay gobolada Somaliland ayaa isagoo ku sugan magaalada Burco khadka telefoonka ugu waramay Cabdixakiim Maxamuud Shirwac


Dhinaca kale, illaa 45 Makhaayadood oo ku yaalla gobolka Minnesota ee dalkan Maraykanka ayaa isku raacay in dakhliga soo gala hal maalin, ay kala bar ka mida ugu deeqi doonaan gurmadka abaaraaha ee Soomaaliya.
Cabdiraxmaan Ciise Kaahin waa mulkiilaha makhaayadda Afro-deli ee ku taalla magaalada Minneapolis, wuxuu u waramay weriyaha VOA Maxamuud Mascadde.

Dhageyso Warbixinta Abaaraha
please wait

No media source currently available

0:00 0:10:52 0:00

XS
SM
MD
LG