Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland iyo UAE oo Heshiis Kala Saxeexday


Faysal Cali Waraabe
Faysal Cali Waraabe

Masuuliyiin kasocda Somaliland iyo wakiillo metelaya dawladda Imaaraadka Carabta ayaa maanta magaalada Dubai si rasmi ah ugu kala saxeexday heshiis ogolaanaya in magaalada Berbera Saldhig military laga siiyo dawladda Isku taga Imaaraadka Carabta.

Heshiis kan ayaa daba socda go aan ay labada gole ee baarlamaanka Somaliland dhawaan ku ansixiyeen qodobada is afgaradka heshiiskaasi.

Heshiiska lagu gaadhay in magaalda Berbera Saldhig military laga siiyo dawladda imaaraadka ayaa buuq badan dhaliyay,
Sidoo kalena mudaharadyo lagaga soo horjeedo ayaa ka dhacay meelo kala duwan.

Hadaba Sahra Ciidle Nuur ayaa khadka telephone ka ee magalada Dubai kula xidhiidhay Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID oo ka mid ahaa masuuliyiinta dhinaca Somaliland ka socda ee saxeexa goob jooga ka ahaa. Waxaay ugu horayn waydiisay waxa uu yahay heshiiska maanta la saxeexay.

Heshiiska Somaliland iyo Imaaraadka
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:04 0:00

XS
SM
MD
LG