Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland: Markabkii ARIS 13 oo la sii Daayey


Wafdi ka socda dalka Jabuuti ayaa maanta lagu wareejiyay markabkii toddobaadkii hore lagu qabsaday xeebaha Puntland. Munaasabadda wareejinta markabka ayaa ka dhacday dekadda magaalada Boosaaso. Warbixintan waxaa magaalada Boosaaso ka soo dirtay Faadumo Yaasiin Jaamac.

Dhageyso Warbixinta Markabka
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:57 0:00

XS
SM
MD
LG