Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland: Universal TV oo la Joojiyey


Maamulka Puntland ayaa maanta shaqadii ka joojiyay tilifishanka madaxa bannaan ee Universal, oo maamulku ku eedeeyay inuu ku kacay falal la isaga horkeenayo maamulka iyo shacabka, khalkhalna galiyay amniga Puntland.

Haddaba Jacfar Kuukaay ayaa shaqo joojinta Universal TV ee Puntland ka wareysta, Cabdullaahim Xirsi Kulmiye oo agaasimaha bariga Africa ee Universal TV.

Dhageyso Xiritaanka Universal TV
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:52 0:00

XS
SM
MD
LG