Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Rabshado ka Dhacay Xaafadd Islii


Rabshado ka socda Islii
Rabshado ka socda Islii

Rabshado sababay inuu hakad galo ganacsigii Suuqa Islii ee magaalada Nairobi ayaa maalinkii labaad waxaa ay ka socdaan xaafadda Islii ee magaalada Nairobi.

Rabshadaha ayaa u dhaxeeya ganacstada waa weyn ee Islii iyo kuwa waratada ah ee ku hor ganacsada dukaamada.

Waddooyinka suuqa ayaa lagu arkayey ganacstada oo wata mindiyo, baangado iyo dhagxaan ay isku tuurayeen, islamarkaana marba dhinac u ordaya.

Wariyaha VOA ee magaalada Nairobi Khadar Maxamuud Xareed oo xiliga ay rabshaduhu socdeen ku sugnaa suuq Islii ayaa Warbixinta ka soo diray magaalada Nairobi.

Rabshado ka dhacay Islii
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:01:55 0:00

XS
SM
MD
LG