Orodyahanka asalkiisu Soomaaliga yahay ee u orda dalka Britain Maxamed Faarax ayaa beeniyay in tababarihiisu siiyay dawooyinka la mamnuucay ee sare u qaada awoodda jirka ciyaaryahannada.
Warbixin ay ka qortay wakaaladda wararka ee AP waxaa inoo soo haysa Caasho Ibrahim Aden