Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qaabkee Loo Dabagalaa Argagixisada Geeska Africa


Somalia: Thủ tướng được chỉ định sẵn sàng xây dựng đất nước
Somalia: Thủ tướng được chỉ định sẵn sàng xây dựng đất nước

Waxaa socda dadaalo ay hey’adaha dhinaca amaanka ee dalalka Geeska Africa ku ugaarsanayaan kooxaha argagixsiada ee falalka dilka iyo dhaawacyada ka wada gobolka.

Mid ka mid ah xeeladaha ay hey’adaha amniga ku fashiliyaan weerarada kooxaha dinbiilayaasha ayaa waxaa ka mid ah iyaga oo hawada ka daba khadadka taleefanada ay adeegsadaan.

Warbxin arrintaan ku saabsan waxaa Jabuuti kasoo diray wariyaheena dalka Jabuuti Ramadan Musa.

Dhageyso warbixinta Ramadan Muse
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:36 0:00


XS
SM
MD
LG