Hay’adaha gargaarka ee ka hawlgala Soomaaliya ayaa ka digaya in gargaar bani’aadannimo oo baaxad leh keliya uu baajin karo in Soomaaliya ay mar kale gasho xaalad masiibo bani’aadannimo ah.
Warkan ayaa lagu sheegay war saxaafadeed kasoo baxay xafiisyada hay’adaha Qaramada Midoobay ee cunada WFP iyo carruurta UNICEF.
Ibraahim Xasan Daandurey ayaa warbixintan inoo haya.