Isku xirrada

Fursadaha iyo Caqabada Horyaalla Farmaajo


Farmaajo

Doorasho Soomaaliya ka dhacday sideeddii bishan Febraayo ayaa waxaa madaxweynaha dalka loogu doortay Mxamaed Cabdullahi Farmaajo.

Doorashada Farmaajo ayaa guud ahaan dadka Soomaaliyeed ay aad usoo dhaweeyeen, waxayna madaxweynaha cusub u muujiyeen taageero xooggan.

Kumanaan kun oo qof oo dowlad wanaagsan iyo hoggaan daacad ah u hamuun qaba ayaa waxay isugu soo baxeen jidadka qaar ka mid ah magaalooyinka dalka.

Hadaba Baaxadda rajada ay dadku ka qabaan Madaxweynaha cusub iyo waxa horyaala ayaa wariyeheenna Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle uu ku eegayaa warbixin oo uu ka soo diray magaalada Muqdisho.


XS
SM
MD
LG