Magaalada Muqdisho waxa la filayaa in manata ay ka dhacdo doorashada madaxtinnimada Soomaaliya ee dowladda afarta sano ee soo socota. Waxa aad loo adkeeyey amniga caasimadda, inkastoo xalay meelo ka mid ah laga maqlay dhawaqa rasaas oo madaafiic ay ka mid tahay.
Duleedka Muqdisho sidoo kalea waxa l asheegay in uu iska hor imad ku dhex maray al-Shabaab iyo ciidamada AMISOM ee fariisinka ku leh Ceelasha Biyaha.
Haddaba, dhaq dhaqaaqyadii ugu dambeeyay ee doorashada iyo xaaladaasi, ayuu Jamaal Axmed Cismaan ka wareystay wariyahaeeena Muqdisho C/qaadir Maxamed Cabdulle.