Isku xirrada

War Deg-Deg ah

VOA oo Dood u Qabatay Musharaxiinta (Qeybta Labaad)


Codeyn
Codeyn

Malainta Arbacada ee soo socota oo bishu tahay 8-da Feberaayo waxaa la qaban doonaa doorashada madaxtinnimada Soomaaliya, oo ay ku loolamayaan illaa sideed musharax.

VOA-da ayaa u qabatay qaar ka mid ah musharaxiinta dood ay barnaamijka iyo siyaasadda ay ugu talagaleen Soomaaliya wax looga weydiinayo.

Waa qeybta labaad ee barnaamij oo aan ku waraysanayno musharrixinta xilka madaxweynaha intii ana heli karno, waxaana ka qeyb galaya Cali Xaaji Warsame, Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur iyo Saciid Cabdullahi Deni.

Waxaa dooda si wada jir ah u daadihinaya Falastiin Axmed Imaan iyo Ismaaciil Xuseen Farjar.

VOA oo dood u qabatay musharaxiinta
please wait

No media source currently available

0:00 0:35:43 0:00

XS
SM
MD
LG