Qeybtii u danbeysay ee musharrixiinta u tartamaya xilka madaxtinimada Somalia ayaa maanta baarlamaanka Somalia u jeediyey khudbaddo ku aaddan barnaamijkooda siyaasadeed ee Somalia ku aadan.
Musharrixiinta maanta khudbadaha jeediyay waxaa ku jira Ra'iisal Wasaaraha imika talada haya Cumar Cabdirashiid Sharmaarke iyo Ra'iisal Wasaarihii hore, Maxamed Cabdillaahi Farmaajo.
Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo diray Axmed Xasan Colaad.