Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Musharaxiinta Madaxweyne oo Khudbado Jeediyey


Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta billaabay inuu dhageysto qaar ka tirsan musharrxiiinta u tartamaya doorashada xilka madaxweynaha oo lagu wado in toddobaadka dambe ay Soomaaliya ka dhacdo.

Ilaa toddoba musharrax ayaa xildhibaannada baarlamanka u soo bandhigay siyaasadooda ku aadan Soomaaliya.

Xubnihii maanta hadlay ayaa waxaa ka mid ah madaxweynaha iminka Xasan Sheekh Maxamuud, madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed, iyo Saciid Cabdullahi Deni iyo Jabriil Ibraahim Cabdulle.

Waxaa nuxurka khudbadihii musharaxiinta soo koobaya Jacfar Kuukaay.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:01 0:00

XS
SM
MD
LG