Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaaliya oo Ka Hadashey Xayiraadda Trump


Madaxweyne Obama iyo Danjire Axmed Cawad
Madaxweyne Obama iyo Danjire Axmed Cawad

Kadib markii toddobaadkii hore dowladda Mareykanka ay mamnuucday in dalka Mareykanka ay soo galaan muwaadiniinta toddoba dal oo ay Somalia ku jirto, ayaa safiirka Somalia ee Mareykanka Axmed Ciise Cawad waxuu sheegay in ay hore usii ogeyd dowladda Somalia tilaabada madaxweyne Donald Trump.

Safiirka ayaa u waramay wariyaha VOA Sahra Cabdi Axmed.

Dhagayso Wareysiga Safiirka Somalia ee Washington
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:37 0:00

XS
SM
MD
LG